Bulsha:- Maxkamada gobolka Nugaal ayaa maanta xukun ku riday dhaqtar la sheegay in shacabka qaab been abuur ah uu u daweeyn jiray kadib markii la dhagestay dacwadii loo heestay.
Xukunka dhaqtarkaasi ayaa waxa uu noqonaya in gobolka Laga musaafuriyo inkastoo dadka qaar ay sheegayaan in ay u baahan yihiin xukun dhab ah in la taabsiiyo dhaqtarka.
Ma ahan markii ugu horeeysay ee degaanada Puntland dhaqaatiir sidaasi oo kale ah lagu arko.
DAAWO MUUQAALKA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment