Warar Ka Soo Baxaya Weerarkii is Qarxinta ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Shirka ee Cadaado (VIDEO)

Bulsha:- Waxaa Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayaan weerar is qarxin ah oo saakay lagu qaaday xarunta Kafaalo oo ay degan yihiin Ergada Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe, weerarkaasi oo ahaa mid ay fuliyeen Maleeshiyaadka Al Shabaab.

Ragga weerarkaan fuliyay ayaa la sheegayaa inay tiro ahaan gaarayeen afar ruux, waxaana ay wateen gaari noociisa uu yahay SURF/RUNEYD, iyadoo la sheegay in mid ka mid ah ragaasi uu isku qarxiyay agagaarka Xarunta Shirka.



Saddexda ruux ee kale oo hubaysnaa ayaa isku dayay inay xoog ku galaan xarunta Shirka, hayeeshe ciidamada ammaanka Xarunta oo isugu Jiro Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa banaaka Hore ku toogtay ragii weerarka Soo Qaaday.

Saddexda ruux ee kale oo hubaysnaa ayaa isku dayay inay xoog ku galaan xarunta Shirka, hayeeshe ciidamada ammaanka Xarunta oo isugu Jiro Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa banaaka Hore ku toogtay ragii weerarka Soo Qaaday.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment