VIDEO:- Fadeexo culus Fartuun Birimo oo Dhaanto ku Amaantay Ragii xasuuqay waalidkeed iyo waalaheed

Bulsha:-  Hadii Qofka Cadawga u niikiyo la wada cambaareeyo waan guuleeysan doonaa hadiise qabyaalad lagu taageero walaahi waa jab iyo hoog Somali ka tiiraanyoon doonto maalin aan waxba laga qaban karin.


Fartuun Birimo oo Boqolaal ka mida ehelkeeda ay xasuuqeen Maleeshiyadda Liyuu Booliska Cabdi Ileey ayaa Jigjiga tagtay kadibna waxeey ka qaaday heeso ay ku amaaneyso Dhiigya cabyadaas xabashida u wakiilatay Xasuuqa Ummadda Soomaaliyeed. Waa Nasiib daro in qofka Somaliga ee magaca leh maanta yahay fadlan lacag ku shubo ,waana nasiibdaro in Fartuun Birimo dadkaas ku biirtay oo Magacii Somalinimo dhaafsatay sandareero,iyadoo afkeey ku amaani jirtay ONLF maanta ku amaantay Wayaanaha Madoow .Qofkasta oo magac leh maalin walba Jigjiga halaga soo siiyo toban kun ee Walaalahiisa la xasuuqay meeydkooda haku dul heeso HA BIQLEEYSO/


HALKAAN KA DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment