Top Video:- Eng Mohamed Saqiiro oo Daaha Ka Qaaday Siraha Qarsoon ee Maamulka Hargeysa

Bulsha:- Eng Mohamed Saqiiro oo ka Hadlay lacag la’aanta Soo Foodsaartey Maamulka Hargeysa Sidoo kalena Soo Bandhigay Qorshaha Qarsoon ee Maamulka Hargeysa oo ah Inay iibiyaan Gobolka Awdal Sidoo kalena Sun oo Aaso Dadka intiisa kale.

Halkan ka Daawo Eng Saqiiro oo ka mida Xisbiga Siyaasada Awdal ee Awdal Political Council oo Si cad u qeexay dhibka iyo Sida looga Bixi karo.




Halkaan Hoose ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment