Bulsha:- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa isla caawa gaaray magaalada Johannesburg ee dalka South-Africa.
Madaxweyanaha Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Johannesburg si heersare ah ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Wadankaasi iyo Mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Africa.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dalka Koonfur Africa uga qaybgalaya shirka sanadlaha ah ee ay isugu imaanayaan hogaamiyaasha wadamada qaaradda Africa.
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom




Blogger Comment
Facebook Comment