kareemka biyaHa dib u dhiga

Bulsha:- Dad badan ayaa waxay na soo weyddiyeen waxa lagu daaweeyo biyabbaxa degdegga ah, gaar ahaan kareemooyinka marka waxaa jira seddex nooc ugu dhib yar oo biyaha daahiya.

kan koowaad waa kareem la dhaho Maxman   biyaha ayuu daahiyaa bahalka ayaa la masrsadaa 20 daqiiqo ka hor kaddib ayaa la dhaqayaa si uusan xaaska ugu gudbin, bahalkana wuxuu siiyaa dherer iyo balac.

kan labaad waxaa la dhahaa SS Cream kareem waa midka ugu dhibka yar.

kan seddexaad waxaa la dhahaa Emla Cream.

marka waxaa fiican inaadan adeegsanin mar kasta waxaa fiican inaad adiga ibarto si aad dib uga dhigto biyaha adoon adeegsan wax daawo ah.

walaal kareemooyinkan oo dhan waxaa loo adeegsadaa daahinta biyaha.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment