Bulsha:- Gabdho caan ka ah Qaarada Yurub dhanka Heesaha ayaa waxa ay Muuqaal cusub si wada jir ah ula soo saareen Fanaaniin Soomaaliyeed waxaana Gabdhahaan lagu sheegay kuwo Taajiriin ah oo in mudo ah soo saari jiray Heesaha Jaceylka u badan iyo Qisooyinka dhaca (Love Story) .
Gabdhahaan Taajiriinta ah oo inta badan ku socda gawaarida Dunida ugu qaalisan ayaa waxa ay ka qeyb qaateen Hees ama Muuqaal cusub oo loogu magac daray SAMAAN JACEYL waxaana Muuqaalkaan ka dhex muuqda mid ka mid ah Kooxaha ama Fanaaniinta ugu caansan sanadahaan dambe dhanka masraxa Fanka Soomaaliyeed
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment