Bulsha:- Waxaa Hubaala markaad Daawato muuqaalkan marna inaad ku Qosli marna aad Layaabi Odaygu waa 103-jir halka Duqduna 97-jir tahay, waxaa se ugu Yaab badan Odayga oo lawaydiiyay Duqda magaceeda kadibna wax uu kujawaabo garan waayay ileen magiiciibaa u Gooyaye, bal hada Daawo.
DAAWO QOSOL AROOS CAJIIB AH:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment