DAAWO Gabar uu Dhalay Madaxweynaha Puntland Abdiwali Gaas oo Fanka Ku Soo Biirtay+ Hees Cusub

Bulsha:- Gabar  uu  Dhalay  Siyaasiga  Soomaaliyeed  Ahna  Madaxweynaha  Maamul  Gobaleedka  Puntland DR Abdiweli Mohamed Ali Ayaa  Ku Soo  Biirtay  Saaxaada  Fanka  Soomaaliyeed

Hodan Abdiweli  Mohamed  Cali Gaas  oo  Fanka  Dhawaan  Ku  Soo  Biirtay  AAyaa  Soo  Saartay Hees  Cusub  oo Soo Jiitay  Indhaha  Taageerayaasha  Soomaaliyeed

HALKAAN  KA  DAAWO 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment