Yaa isku diray Labada Fanaan Dalmar yare iyo Axmed Rasta-Arima yaab leh

Bulsha:- Raggan dhalinyarada ah ee kala ah Dalmar yare  Iyo Ahmed Rasta,ayaa dagaal afka ka dhax qarxay kadib makii maanta hadalo hanjabaadyo ah isku dhaaf sadayn barta bulshada ee Facebook .

Fanaan Dalmar  yare ayaa soo dhax dhigay page-ka Facebook uu ku leeyahay hadal hanjabaad ah uu u soo diray Fanaanka Reer North America ee Ahmed Rasta ,waxaana hadalada ka mid ahaa “waan ku sugayaa waraa waxaad iskula hadashay malagaagi soo dhaqso abti ama yarka lawayay”.

Dalmar ayaa isna ugu jawabay Ahmed Rasta hadaladaan “Nin la yidhaahdo Ahmed Rasta ayaa bilaabay inuu internetka iiga soo hanjabo, muxuu igu maagay tollow? ma gabadhiisaa heesahayga ku wareerisay!

Labadan fanaan ayaa inta badan ka dhaxeeya xifaaltan xaga fanka iyo hablaha ama dumarka ah lakiin lama oga in labadaan fanaan dagaalkooda uu ka bilawday arimo xaga dumarka ku sabsan.


Dalmar yare  ayaa isagu u muuqday fanaan la maagay maadaama Qoraalka uu Ahmed Resta soo diray uu ekaa mid kedis ku ahaa fanaanka Dalmar

Hardankan ayaan la ogayn waxa uu salka ku haayo ilaa iyo hadda iyo meesha uu ka bilawday balse hadaynu nahay Bahda Radiobanaadir waxan isku dayi doona in aan idin soo gudbino sababta dagaalka keentay iyo waliba meesha uu ku dhamaado dagaalkan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment