Madhuuqi kartaa Naaska xaaskaada oo cano leh (Jawaab diini ah)

Bulsha:- Naaska waxa uu ka mid yahay meelaha ugu dareenka badan jirka haweeneyda, waxaana ugu daran marka la dhuuqayo, sidoo kale waxa uu ka mid yahay meelaha kiciya dareenka

Inta badan waxaa dhacda in marka ninka uu dhuuqayo naaska xaaskiisa caano ay ka yimaadaan,xiliyada haweeneydu ilmo nuujineyso.

Hadaba diintu maxey ka qabtaa?
Culimada badankooda waxay qabaan in qofka ka weyn 2 sano haddii uu naag caano ka nuugo in aysan noqoneen hooyadii dhanka nuugmada.

Culimo yar ayaa aaminsan in haweyneydu ay furmeeso hadii uu ninku caano ka cabo Naaskeeda, waxaa ka mid ah culimada sidaas aaminsan ??? ??? ??????? laakin culimadabadankooda kuma waafaqsana.


RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment