Sidaan yurub wayka jirtaa Daawo muuqaal kugu qasbi doona in aad yurub kaguurtid

Bulsha:- waa qisa xanuun badan oo cajiib ah waa hooyo uga shakisay gabadheeda ninka iyada qaba, hadana iyada oo aan hubsan kana fiirsan afka furatay oo sheekadii u sheegtay islaan ay asxaab yihiin.


Qurbaha iyo dhibteeda ayeey tani qeyb ka tahay iyo sida uu u daciifay iimaankii iyo dadnimadii lagu yaqiin umadda Soomaaliyeed oo ah umad dhaqan iyo diinba leh










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment