Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Dib Danbe Ha ii Salaamin.

Bulsha:- Waxaa jira lamaan iska jecel kuwaas oo isku dira fariimo jacely iyo hadalo macaan kuwaas uu marka uu qof aqri soo jeedata jaceelka uu qofka kale u qabo sida dhawaan ay shaaciyeen dad ku xeel dheer arimaha bulshada.

Geerarkan aan hoose ku xisi doono waa geerar markii aad u dirto qofka aad saxiibka latahay uu sameyn buuxda ku yeelan doono qofka aad u dirtay hadii uu sameyn ku yeelan waayo geerarkas warkeyga danbe iska tuuur kkkk.

HOOSE KA AQRISO GEERARKA.

1: Ifka adiga mooye ma xasuusto qof kale

2: ifka adiga mooyee ma qadariyo ruux kale


3: ifka adiga mooye ma eego indha kale

4: ifka adiga mooye qof kale kalsooni ma siiyo

5: ifka adiga moyee qof kale ma tabo qalbigeyga

6: runtii waxaad tahay waxad tahay ifka nolasha ilove you.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment