Bulsha:- Meel fagaaro ah Oo fanaanad Nasteexa indho hees ku soo bandhigaysay ayay si xun dhulka ugu jiiday fanaan SHooli oo shaarka kala bixi gaaray fanaanada xilli ciyaaraysay.
Fanaanada ayaa xanaaq is celin waysay iyada oo si xun u aflagaadeesay shooli kuna amartay in uu fagaaraha iskaga daadago iyada oo ugu danbees sanka ka qabsatay oo ku sifeesay sifo uu ka caroodey.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment