Daawo:Filim Ximad Badani ay Kujirto oo Laga Sameeyay Dhalinyarada Qurabaha Kasoo Noqday ee Isku Qarxinaya Wadankii

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Xiiso badan oo macno wayn Xambaarsan kaasi oo laga sameeyay Saamaynta ay Qurbajoogta Soomaaliyeed ku yeesheen dalka, gaar ahaan marka ay degayaan Hotelada ku yaala magaalada Muqdisho.

Qurbjoogta ayaa lagu xidhayaa inay Keensadaan Damiin, iyagoo ku faanaya inay u dhasheen dalka ay wataan Passport-kiisa, sidoo kalana waxaa loo sheegayaa in Qurbajoog hore ay isku qarxiyeen Hoteladii ay kusoo dageeen marka ay Banaanka uga baxaan Hotelka hadii aysan wadan qof garanaya, Sidoo kalana waxay Qurbajoogtu ku faanayaan inay xataa is yaqaanaan Madaxwaynaha Soomaaliya

HALKAN KADAWO MUUQAALKA WAXA KALA QABSADAY 








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment