Bulsha:- Sida aan wada ogsoohay waxaa maalmihii danbe la soo qaadayay heeso ka baxsan dhanka ansha iyo dhanka soomliyeed kuwaas oo ay soo qadayeey fananiin ku hadleysa afka Soomaliga meel walba ay jogaan gaar ahaan kwa jogaa wadamada hormaray.
Hada waxaa dhawaan la soo qaaday hees la dhaho Marwo waxaan soo qaaday fanan isku sheegay Saadaq Seyga waxaa heesta kula jirta.
Gabar aad moodo Soomali lkn waxaan la soo ogaaday in ay tahay philippines waayo dadka ayaa waxaa ay ku sirmeen bilaawga hore ee heesta iyadoo dhaheysa yaa ku soo wacay ogaw in intaas iyo wax ka badan la bari karo qof aan ku dhalan luuqada Soomaliya._______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment