DEG DEG: Fanaankii caanka ahaa Jiim sheekh muumin oo geeriyooday

Bulsha:- Allaha unaxariistee waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaanka caanka ahaa Jiim Sheekh Muumin.

Marxuumka ayaa sidoo kale ahaa Muusikiiste iyo laxan sameeyey kaas oo muddooyinkii dambe xanuunsanaa,sida ay xaqiijiyeen eheladiisa.

Waxa jiim sheikh Muumin ka mid ahaa shakhsiyaadka ugu caansanaa fanka soomaalida isagoo 1940-kii ku dhashay Gobolka hiiraan.

Waxa uu Ahaa mid ka mid ah shakhsiyaadkii ugu horeeyey ee heesaha loo tumo cuudka,waxaana uu caan ku ahaa heesaha kabanka loo garaaco.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment