Daawo Sawirada :Qamri fara-badan oo lagu Qabtay Gaalkacyo, iyo Puntland oo u digtay

Bulsha:- Booliiska gobalka Mudug ayaa maantq  fagaare ku burburiyay khamri gaaraya 20 kartoon, oo lagu qabtay howlgallo ay sameeyeen Ciidammadu, ayna xukuntay Maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Mudug.

Khamridan ayaa lagu qabtay guri ku yaalla magaalada Gaalkacyo, kaddib markii ay Ciidammada Amniga oo xog ka helay ay weerareen.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur, ayaa digniin u diray dadka ka ganacsada maandooriyaha khamrida iyo xashiiska, isagoo sheegay inay ka qaadi doonaan talaabo.

Burburinta khamridan ayaa imaanaysa xilli ay xalay magaalada Gaalkacyo ku qabteen Ciidammada Booliska Puntland 50 kartoon oo khamri, iyadoo ka ganacsiga maandooriyaha khamrida iyo xashiiska uu faro ba,an ku hayaan deegaanada Puntland.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment