Daawo:- Cali Abukar Cali wuxuu naftiisa waayay isaga oo naf kale badbaadinaya

Bulsha:-  Warbaahinta Britain ayaa hadal haysa Cali Abukar Cali oo 20 jir ah Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray xilli uu ku howlanaa badbaadinta haweeney 82 jir ah oo iyaduna u geeriyootay weerar mindi ah oo lagu qaaday xilli ay ku sugneyd maqaaxi ku taal xaafadda Brentford ee woqootiga London.

- Allaha u naxariistee Cali waxaa uu ahaa nin dhalinyara ah oo haysta dhalashada Britain, asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya.


Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa Haashim Ducaale oo kamid ah madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain oo ku sugan magaalada Leicester waxaa uu weydiiyay dareenkiisa.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment