Blogger Widgets

Muuqaal: C.kariim Muuse Qalbi-dhagax oo Warbaahinta kula hadlay Itoobiya

Bulsha:- C.kariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa markii ugu horaysay hadlay wuxuuna sheegay in ay dad kooban danbi ka galeen, dhiibistiisiina ay ahayd mid khaldan, wuxuuna u mahad celiyey bulshadii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiday dhiibistiisii.


Qalbi-dhagax Ma sheegin cida soo deyntiisii ka shaqaysay, wuxuuse sheegay in shacabka Soomaalida iyo Oromadu walaalo yihiin nabadoodadana laga shaqeeyo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment