Bulsha:- Fanaanada Codka Baxsan ee Hodon Cabdiraxmaan ayaa siwayn loogu Soo Dhoweeyey Magaalada ay kasoo Jeedo ee Borama Waxaana Lagaga Hor Tagay meel Magaalada Ka baxsan.
Hodan ayaa Hada ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo ka Dhisan Magaalada Hargaysa Waxaana ay dhowaan Soo Gaadhay Deegaanada Somaliland iyada oo ka timid Dhanka Qurbaha.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment