Bulsha:- kadib Markii Dhowaan ay Soo Baxday Heesta BarBar ee uu Qaado Fanaanka Oomaar ayaa Waxay Heestaasi Noqotay mid Dadka Somaliyeed iyo Qowmiyado Kalaba ay aad uga Heleen Hadaba Heestaas Ereyadeeda cida iska aleh ayaa Waxaa Hadheeyey Muran Xoogan.
Abwaanka reer Jabuuti ee Yuusuf Masho ayaa isku Sheegtay inuu Leeyahay Heesta Bar Bar Ereyadeeda Waxaana uu Intaas ku Daray inuu ka War Hayo in ereyadii Heesta Qaar la Badalay oo la Dhalan Rogay Sida uu Hadalka u Dhigay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment