Blogger Widgets

Daawo. Kheyre oo hoygiisa ku booqday Gudoomiye Jawaari iyo cas dhex maray

Bulsha:- Ra’iisal wasaare, Xasan Cali Kheyre ayaa caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha baarlamaanka ee is casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Booqashadaan Ra’iisal wasaare Kheyre ee guddoomiye Jawaari ayaa aheyd mid ay isku cafinayeen isla markaana xalay dhalay uga wada noqon lahaayeen khilaafkii siyaasadeed ee aakhirkii isku casilay Jawaari.

Maalinta Arbacad ee beri ayaa a filayaa in Jawaari uu khudbad u jeediyo xildhibaanada kuna sheegayo iscasilaadiisa iyo dardaaran uu u jeedinaayo xildhibaanada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment