Blogger Widgets

MUUQAAL: Xildhibaano u Jawaabay Masuul sheegay in Kenya ay Jubbaland Danteeda u dhisatay, kana gaadhay

Bulsha:- Nuuradiin Xaaji Yuusuf oo ahaa ku xigeenka Sirdoonka Kenya ayaa dhawaan loo magacaabay madaxa xeer ilaalinta Kenya. Isaga oo sooyaalkiisa waxbarasho iyo shaqo ka hadlayay waxa uu horumarkiisa ugu weyn ka dhigay in uu hoggaaminayay dadaalkii lagu abuuray Jubaland si ay u fuliso danaha dawladda Kenya. Waxa uu sheegay in ay guulihiisa waaweyn ka mid tahay aasaasidda maamulkaasi.

Waxa uu sheegay in samaynta maamulka Jubaland xaqiijisay danaha ammaan ee dawladda Kenya, islamarkaana la iskaga gudbay faranta ama aagga dagaal ee dariska Soomaaliya. Jubaland ayaa ku dhereran xuduudka Soomaaliya la leedahay dalka Kenya.

Hadaba waxaa arintaasi si kulul uga Jawaabay Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Dawladda Soomaaliya.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment