Heshiiska ay wada galeen Labada dhinac ayaa lagu sheegay in Dawladda Suudaan ay yeelanayso 51 % Halka 49 % ay lasiiyey Dawladda Qadar oo ku maal-gelinaysa Dekedda lacag gaadhaysa 4 Bilyan.
Dekedda dalka Suudaan ayaa Muhiim u ah guud ahaanba Qaarada Afrika, Waxaana sidoo kale ka Faa’iidaysan doona Wadamo badan oo aan haysan Dekeddo, Waxayana Dhabar Jab ku tahaya Dawladda Imaaraadka oo doonaysa in Dekedda Dubai ay noqoto Suuqa Carabta iyo Afrika, sidoo kalana ku howlan inay Curyaamiso dekeddaha dalalka kale.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment