Blogger Widgets

DAAWO: Amiin Caamir oo Sawir ku Muujiyey Sababta lagu haysto Jawaari

Bulsha:-  Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaano tiro badan dhowaan kasoo Gudbiyeen Mooshin Xilka qaadis, Taasi oo dhalisay Xaalad Siyaasadeed oo kacsan.

Hadaba Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Halka uu salka ku hayo Mooshinka laga soo Gudbiyey Gudoomiye Jawaari.
“Waxaad Sanad dagaal kula jirtay ku xigeenkaaga iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare, Hadana waxaad kula jirtaa Golaha Wasiirada, Mooshinka waad ku baxaysaa”











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment