Daawo: Madaxwayna United S.land oo soo Bandhigay Xukuumada uu dhisay , Maxaa dhexmaray Awdal & Khaatumo

Bulsha:- Madaxwaynaha United Somaliland State Mustafe Martin ayaa dhowaan magacaabay Qaar kamid Golohiisa Wasiirada, Wuxuuna ka hadlay Halkee ay joogaan iyo Meelaha ay kasoo jeedaan.


Raysal wasaare Waxay u doorteen Farxaan C.qaadir Maxamed, Halka Maxamed Cismaan dhiirane loo doortay Wasiirka Arimaha debedda, Xasan Cabdi Caynaanshe ayaa loo doortay Wasiirka Dhinaca Warbaahinta,
Wasiirka dekeddaha Iyo badda ayaa waxaa loo dortay Xasan Xaaji Amare, Halka C.wali yaasiin Suudi loo doortay Qorshaynta, Xasan Kaamil Abtidoon Maaliyadda, Halka Faysal Xasan C.laahi Cadaaladda iyo Faysal Faarax Suusle loo doortay Xoghayaha Hidaha iyo Dhaqanka.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Heshiisyo uu la galay Khaatumo iyo Awdal iyo Xidhiidhka dhinaca Dibeedda iyo Shirka dhowaan ay ku Qaban doonaan magaalada London.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment