Blogger Widgets

Daawo Video: Siyaasiyiin Markii ugu Horaysay Qirtay inay Somaliland isku Koobtay Beesha isaaq

Bulsha:- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa Somaliland ku Tilaamay Dawlad Yar oo isaaqiya ah Sida uu Hadalka u Dhigay.


Somaliland oo ay Dagaan Beelo kala Duwan Waxaa Awooda Maamulka isku Koobay Beesha Dhexe (isaaq) Waxaana Taasi ay Sababtay in Somaliland Ka Dhaqaaqi Waydo Halkii Lagu aas aasay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment