Bulsha:- Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa Qaar kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalidu ay siwayn uga digayeen Halista Dawladda Imaaraadka Carabta, oo la sheegay inay duulaan qaawan kusoo qaaday dalka Soomaaliya.
Imaaraadka Carabta ayaa 30-sano ka hor kamid ahaa Dawladaha danayn Jiray Inay Soomaaliy Caawiso, Balse maanta 27-sano kadib wuxuu ku howlan yahay Curyaaminta Kaabayaasha Dhaqaallaha Soomaaliya iyo Ciidamada.
Siyaasiga Faarax Macalin iyo Aqoonyahano kale ayaa si adag uga hadlay Qorshaha Imaaraadka Carabta iyo Sidoo kale duulaankii dhowaan lagu qaaday guriga Jen. Cabdi qaybdiid oo la sheegay inuu ahaa Halis lasoo diyaariyey oo Fashilantay.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment