Blogger Widgets

Daawo: Faysal waraabe oo xil cusub Isu Doortay, kuna Hanjabay inaanu Shirka beesha Garxajis ku baaqday qabsoomin

Bulsha:-  Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa ku dhowaaqay inuu yahay Caaqil, Isagoo Xilkaasi isugu doortay.


Dhinaca kale Faysal Waraabe ayaa Wacad ku maray inaanu Qabsoomi doonin Shirka ay ku baaqeen Beelaha Garxajis, Wuxuuna sheegay “Waxaanu Balan ku qaadaynaa inaanu shir dambe oo Qabiil ka dhicin Somaliland, oo aan la qaban doonin Shirka Garxajis, Shir qaban ayaanu qaban doonaa, Laakiin Shir Qabiil Xaaraan ayaan ka dhigi doonaa”. Ayuu yidhi Faysal.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment