Blogger Widgets

Ciidamada dowladda oo la wareegay aqalka D.hoose ee Muqdisho

Bulsha:- Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay Goordhow Guud ahaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar (Visha Governo).

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa u Xaqiijiyay Mustaqbal in Ciidanka ay hada ku jiraan Gudaha Xarunta, kuna Wareegsan yihiin Daafaheeda.

Xaruntan ayaa waxaa ilaaliya Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, kuwaaa oo si sharciyeesan halkaasi kaga howlgalay tan iyo Markii Maamulka Gobolka gacanta ku dhigay Gudoomiye Thaabit Cabdi.

Arintan ayaa daba socota Khilaafka udhexeeya Madaxda Dowladda iyo Duqa Muqdiisho taasoo keentay in Duqa Muqisho loo doortay laba Sano oo danbe Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimada.

Filo wixii soo kordha










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment