Blogger Widgets

MUUQAAL: Barafkii ugu Xooganaa oo Ka Da’ay Dalka Ingiriiska, Shacabka oo La yaaban iyo Saamaynta uu yeeshay

Bulsha:- Baraf aad u xoogan ayaa ka da’ay dalka Ingiriiska, kaasi oo saamayn Balaadhan ku yeeshay isku socodaka Gawaadhida, dadka iyo Duulimaadyada Diyaaradaha.


Qaar kamid ah shacabka oo ka hadlay dareenkooda ayaa sheegay inay xaaladu tahay mid aad u adag, Waxaana laga digay inay dadku gaadiidka, Iyadoona ay dhaceen Shilal kala duwan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment