Blogger Widgets

MUUQAAL: Taliyeyaasha Milatariga iyo Booliska S.LAND oo ka hadlay Xaalada Kacsan ee Burco, Hargeisa & Ceerigabo

Bulsha:- Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland ayaa ka Hadlay Xaalada ka Kacsan ee kasoo Korodhay deegaanka Kadib Doorashadii dhowaan ka Qabsoontay.


Magaalooyinka Hargeisa, Burco iyo Ceerigaabo ayaa waxaa ka dhacay Rabshado Xoogan, Iyadoo siwayn looga maqlay Dhowaaqa Rasaasta Noocyadeeda kala duwan, waxaana lagu soo waramayaa inuu Jiro khasaare kala duwan oo Ka dhashay.
Taliyaasha ayaa siwayn ugu Hanjabay Siyaasiyiinta Kiciya Bulshada, waxayna sidoo kale Kacdoonku Bilowday Kadib markii ay soo baxeen Wararka sheegaya inuu ku shubtay Xisbiga Kulmiye.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment