Daawo: Drs. Maryam Qaasim oo aayad Qur’aan ah ugu Jawaabtay Sheikh Umal iyo Hadalkii Xiisada dhaliyey

Bulsha:-  Wasiirkii hore ee Gargaarka Maryan Qaasim ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo u muuqday mid uu ku duray kaasi oo uu xalay ka jeediyey magaalada Nairobi.


Sheekh Umal oo ka jawaabayey su’aal lasoo waydiiyey oo aheyd “Wasiirada is casishay soo suuragal maahan inay wadaadada wadada u galeyn oo xilkii ka boobeyn”, ayaa sheegay in haddiiba wasiiradda ay isku casishay lacag dad
masaakiin loo waday darted, in markii horeba ay ahayd in la ceydhiyo, Wuxuuna Xusay inuusan Filaynin inay sidaas isku Casihay.

Hadaba Maryam Qaasin ayaa arintaasi uga jawaabtay  aayad Qur’aan ah oo  ka mid ah suurat Al-Isra, oo ay Umul ugu sheegtay inuusa ka hadlin wax uusan ogeyn, Iyadoona la xisaabin doono.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment