Daawo: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland

Bulsha:- Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn Dhaliil ugu Jeediyey Gudiga Doorashada.


“Waxa yar ee aynu ku Murmayno dad badan ayaa ku Baaba’ay,  Bal Suuriya eega maanta wax aan lagu Samayn Jirin ma jirin Dhulka ayaa lala simay, Iyadoo kuwa dadkeeda kamid ah loo adeegsaday,  Komishinka  waa inay wixii laga Cabanayo si wanaagsan u eegaan, ”

Wuxuu sidoo kale ku baaqay inaan dadkii ummada kala saari lahaa Karaamada laga wada qaadin, Isagoona Gudiga doorashada ku baaqay inay shaaciyaan Natiijada.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment