Bulsha:- Musharaxa Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro oo ay dhinac taagan yihiin Gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta Cadeeyay in Buugaagtii Doorashada ee ay horey usoo bandhigeen ay yeesheen Gudiga Doorashada.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Cabashooyinkii ay horey u gudbiyeen sida looga jawaabay, Wuxuuna Fariin u diray Taageerayaasha Xisbiga Wadani.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment