WAR LAMA FILAAN AH: Gabadha Jose Mourinho Oo Xiriir Jaceyl La leh 30 Jir Caan Ka Ah Premier League!!!

Bulsha:- Gabadha Jose Mourinho Oo Xiriir Jaceyl La leh 30 Jir Caan Ka Ah Premier League!!!

JOSE MOURINHO gabadhiisa ayaa kasoo muuqatay shaashadaha dunida xili ay kujirtay fasax gaar ah.

Gabdhaan 18jirka ah ee uu dhalay macalinka Manchester United ayaa saxiib dhaw la ah xiddiga Danny Graham oo katirsan kooxda Blackburn.

Matilde Mourinho iyo jaceylkeeda cusub ayaa u duulay meel ka baxsan magaalada si ay u qaataan fasax gaar ah.

Waxaa lagu soo sawiray magaalada Setubal, halkaasoo ay kuwada qaadanayeen dalxiis Jose gabadhiisa iyo laacibka Blackburn.

Gabdhaan lagu magcaabo Matilde Mourinho oo ah mid hadda dhigata Jaamacad ku taala London, waxay xiriir jaceyl oo lama filaan ah la bilowday 30-jirka hore ugu soo ciyaaray kooxda Sunderland ee Danny Graham.
Tababare reer Portugal Jose Mourinho weli kama hadlin wararka xanta ah oo ay wargeysyada England ka qorayaan qoyskiisa.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment