Blogger Widgets

MUUQAAL: Cali Guray oo ku Hanjabay Dagaal uu Dhiig ku daato Iyo ololaha Doosharada S.land oo meel xun maraya

Bulsha:- Siyaasiga Cali Guray oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, Horeyna uga mid ahaa Jabhadii SNM ayaa wuxuu Isagoo la hadlay Taageerayaasha Muuse Biixi ku Hanjabay inuu Bilaabi doono dagaal uu dhiig badan ku daato.


Wuxuu sheegay inaysan ka dul qaadan doonin in la sheegin inuu Muuse Biixi yahay dagaal Ooge, Isagoona Xisbiga Wadani ugu dhaartay inuu dagaal la geli doono hadii ay dib arintaasi u sheegaan.
“Haku Noqonina taariikh Xun, Ma dhaliil kale ayaad u waydeen Muuse Biixi, Hadii aad dib u soo Hadal qaadaan oo aad Tidhaahdaan Muuse Biixi waa dagaal Ooge, oo aan Afkiina ku Maqlo maalin dambe, waxaan Balan ku galay Dagaalkii Berbera ka dhacay 1992 inaan Anigu ka Bilaabo Hada”. ayuu yidhi Cali Guray.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment