Bulsha:- Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay Hoteel Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho, Waxaana sidoo kale uu Qaraxu Saameeyay Goobo Gacansi oo ku dhowaa iyo Hotelka Central.
Qaraxyada iyo rasaasta ayaa waxaa ku dhintay mas’uuliyiin uu kamid yahay Xildhibaan hore C/naasir Gaarane iyo Taliyihii Booliska degmada Dayniile Maxamed Yuusuf Fanax oo horay u soo noqday Taliyaha Booliska degmada Yaaqshiid.
Goob jooge ku sugan goobta ayaa sheegay inay dad badan ku Nafwaayeen Qaraxa, Wuxuuna sheegay inay dhimashado gaadhayso ilaa 20-Ruux, Isagoo ka waramay sida wax u dhaceen.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment