Blogger Widgets

Maxay dhaqaatiirtu ka dhaheen Galmada Afka & Dabada laga sameeyo

Bulsha:- Waa cilmi baaris si weyn loogu qaadaa dhigay arimaha qoyska taasoo diirada lagu saaray Raaxada laga raadsho goobaha ay diinteenu ka mamnuucday Lamaanaha is qaba taasoo ay iminka ku baraarugeen Gaaladii.

Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70% ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha.

Macheal Mrunge oo ah madaxa Hay’adaasi islamarkaana ah xeel dheere ku taqasusay Cilimiga Jinsiyadda ayaa sheegay in waqti dheer ay baaris ku sameyeen ayna ogaadeen in xitaa raga galmada badsada xiliga kuleylaha 60% aysan helin raaxo ku fialan.

Qabiirka ayaa sidoo kale xusay in haweenka ay iska ilaaliyaan galmada faraha badan xiliga kuleylaha taasoo la sheegay in ay keeni karto hoos u dhac ku yimaada dareenka xubinta tmmaranka iyo weliba muuqaalka qofka.


Ugu danbeyntii Macheal Mrunge ayaa sheegay in raga ay raaxo waali ah ka qaadaan haweenka markii ay timahooda soo marsadaan waxyaabaha carfa, ayna soo furfuraan timahooda, taasoo uu qabiirka ku sheegay in badan oo haweenka caalamka ah in aysan ku baraarugsaneen .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment