Blogger Widgets

Diblomasi ka mid ahaa Wafdigii Desalegn u raacay Q.M oo iska dhiibay Mareykanka

Bulsha:- Baye Tadesse Teferi; oo ahaa Madaxda Baratakoolka Madaxtooyada Itoobiya ee Adis Ababa ayaa iska dhiibay mareykanka kaddib markii uu sheegtay in dambi siyaasadeed uga baqayo dalkiisa Itoobiya.

Waxaa uu ka mid ahaa Wafddigii Ra’isalwasaaraha Itoobiya u raacay Shirkii Golaha guud ee Qaramada Midoobey ee ka dhacay Newyork,waxaana uu  magan galyo siyaasadeed weydiistay Dowladda Mareykanka.

Isaga oo u warramayay Laanta Afka Amxaarada ee VOA ayuu sheegay in shaqadan uu hayay labo Sano,islamarkaana uu gudaha dalkiisa uga baqayo in loo dilo aragtidiisa siyaasadeed.

Wafddiga Ra’islawasaaraha Itoobiya ayaa mar hore dib ugu laabtay dalka Itoobiya,waxaana uu diblomaasigan sheegay in gudaha Itoobiyaay muwaaddiniin badan cabsi ku noolyihiin.

Labadii Sano ee la soo dhaafay Qawmiyahada Oromada iyo Amxaarada ayaa waday kacdoon ka dhan ah Dowladda,waxaana waxaa ay dowladda uga jawaabtay g










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment