Diyaaradda oo siday Daawo iyo agab caafimaad sido oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Jabuuti isla markaana ay la socdaan 25 dhaqaatiir iyo kalkaaliye Caafimaad ah ayaa soo gaadhay magaalada Muqdisho.
Jabuuti ayaa sheegtay inay si buuxdo u garab taaganyihiin walaalahooda Soomaaliyeed, islamarkaana ayaad uga xunyihiin Mashaqaddii ka dhacday Isgooska Soobe ee Magaaladda Muqdisho.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment