Maxay Haweenka U qayliyaan Xiliga Galmada Sariirta Ay Socoto ”Xog sir ah”

Bulsha:- Baaritaan dheer oo Ay sameeyeen Rag Ku Xeel dheer Arimaha Galmada Ayaa soo saaray In Sedex arin oo u sabab u Tahay qaylada haweenka ka soo yeerta


Xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo , waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama ay jiraan kuwo aysanba cod ka soo bixin xiliga ciyaarta .

Hadaba waxa ayna haweenkaas u kala qeybin karnaa marka jugta weyn socota ilaa sedex oo kala ah Haweeney Qaylisa ,

Haweeney Taahda (Hinraag)(Haarta) iyo Haweeney Aamusan. Waxaadna qorshaha ku darasataa in aan la xakamyen karin ama la qarin karin codadka xiliga ciyaarta

Waayo maxaayeelay si dabiici ah ayay ku yimaadaan.
Waxaana lagu soo koobi karaMa qaylada haweenka xiliga kulanka kala baxa dhacayo mid la xariira raaxo. Macaan oo gaartay gariirka galmada .

Waxa ayna qaylada haweenka timaada marka afka hore ee malabyarowga uu gaaro goobta loo yaqaan G-Spot waana meesha

Haweenka ka helaan raaxada waalida ah , waxa ayna meeshaas ku taal dhakada sare darbiga xubinta haweenka ee gudaha, hadaad meeshaas malabyarowgada soo xoq-xoqo hawneeydas raaxo uma dhinna . Sidoo kale.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment