Blogger Widgets

Kajol Iyo Gabadheeda Nysa Devgan Oo Banaanka Qado U Aaday Waqtina Sooqatay!!

Bulsha:-  Kajol Iyo Gabadheeda Nysa ayaa ah kuwa had iyo jeer waqti wacan isla qaata sido kalena marar badan oo kala duwan sawiro ay saxaafada ka qaadeyn ayagoo kusugan gooba kala duwan sida maqaayad, Airportga iyo gooba kale.

hadaba axadii shalaya aheyd maadama ay aheyd maalin fasax ah oo shaqada laga nasanaayo ayaa Kajol gabadheeda dibada ula baxday si ay maqaayada oga soo cunteyaan.

kuwa sawir qaadayaasha oo magaalada wareega shaqadoodana ay tahay inee sawiro kasoo qaadaan dadka caanka ah ayaa kasoo qaaday sawiro xidigtaan iyo gabadheeda oo kasoobaxayaan muqaayada xili ay kasoo qadeeyen.
fadlan halkaan hoose kaga bogo sawirada laga soo bandhigay Kajol iyo gabadheeda Nysa Devgan”










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment