Sawir Soojiidasho Leh: SRK Gabadhiisa Suhana Khan Baraha Bulshada Ayee Qabsatay!!

Bulsha:- King Khan gabadhiisa lagu magacaabo Suhana Khan waa gabar aad u qurux badan balse aan sidaas loo maleyneenin, gabadhaan hoyaadeed waa Gauri khan oo ah Shaqsi aflaamta maal galisa.

hubaal wey u egtahay aabahed balse waxaa u dheer quruxda ay leedahay oo ay u dhalatay 16 jirtaan SRK aadka ujecelyahay.

maanta Internetka waxaa qabsaday sawirka kor idiin kaga muuqda kaaso ay Suhana xirantahay dharmadow oo midabkeeda soo saaraya, dadkuna waxay is weydinayaan in Suhana ay dooneyso inee atariisho noqoto aflaamta jisho.

SRK oo hada kahor wareysi bixiyay ayaa shegay in caruurtisa ay xor u yihiin wixii mustaqbalkooda hormarinkaraana uusan ka celineynin.

asigoo hadlaayana wuxuu yiri,” Suhana waxay dooneysaa inee noqoto atariisho waana ka dareemay arinkaa oo dadaalkeda iyo howl karnimadeeda dhanka atariishonimo ayaanba ka arkay.”

“balse sheyga ugu horeya oo ay qabaneyso ayaa ah in ugu horeyn ay dhameeso waxbarashada usocoto kadibna ay xor unoqoneyso inee noqoto waxay doonto.”

“xaqiiqdi aniga caruurteyda waxay rabaan oo mustaqbalkooda ah marnaba kama hor istaagayo balse sheyga kaliya aan ku waaninaayo ama xujo aan oga dhigo ayaa ah ugu horeyn inee waxbarashadooda dhamestaan markaa kadib waxay doonan hasameyaan waa xor.”











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment