Blogger Widgets

Iska Hilmaam Emraan Hashmi: Varun Dhawan Oo Kamid Noqday Xidigaha Sida Rasmiga Ah U Sameeya Baasho Ama Shumis Afka Ah

Bulsha:- Fariidka Bollywoodka waa soo laabtay wuxuuna markaan la yimid door laba waji uu ku matalaayo waana filimka Judwaa 2 kaaso qeybtiisa hore la daawaday 90kii uuna Salman Khan hogaamineyay.

Hadaba sida caadada ah shumisa is baasheynta ah waxaa caan ku ahaa 90kii Super Star Akshay kumar balse qarnigaan cusub dhanka shaxaarnimada waa laga fariisiyay.

Kadib markii Emraan Hashmi si rasmi ah shaashada ugu soo bandhigay Baasho loo wada jeedo iyo wixi lamid ah.

Hadaba Varun Dhawan ayaa markaan liiska xidigaha sida rasmi ga ah baashada ugu matalaan shaashada kusoo biiray, si aad u aragto fadlan halkaan hpose ka daawo sawirada iyo waliba aflaamta uu ku matalay isbaasheynta kala duwan.

Main Tera Hero:(Varun Dhawan iyo Ileana D’Cruz Oo Is Baasheynaayaan)










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment