Ficilkaan Ay Sameeyeen Karan Johar Iyo Kajol Ma Waxay Diyaar U Yihiin Inay Hashiiyaan!

Bulsha:- Filim  sameeye  Karan Johar  iyo  kajol  waxay  ka  mid ahaayeen saaxiibada ugu wanaagsan ee bollywood sidoo kale filim  walbo  uu  sameeyo  Karan  Kajol  lagama  weyn jirin.

Karan  iyo  Kajol ayaa  sanadkii  hore  isku  dhacay  xili  tiyaatarada  lawada  saaraayay  filimada  Shivaay  iyo  Ae Dil Hai Mushil  maadaama  Kajol  la  safatay  seygeeda  Ajay Devgn  ka  dib  xiriir  fiican ma dhax marin iyada iyo Karan Johar.

Haddaba  ficilka  ay  maanta  sameeyeen  Karan  Johar  iyo  Kajol  Devgn  ayaa si  weyn  loo  hadal  heeya in  labadaan  saaxiib  dib u  midoobi doonan.

Ficilka  ayaa ah  mid  lagu  sameeyay  baraha  bulshada  gaar ahaan  Instagram-ka  maadaama  Kajol ay  Like  saartay  sawirka  labada  ilmo Karan  Johar  ee  Yash  iyo   Roohi ka  dib  Karan  Johar  ayaa  Following  gareeyay  Kajol.
Hoos ka daawo  sawirada  laga  soo  qaaday Kajol  oo Like  saartay  sawirada Yash Iyo Roohi iyo Karan oo Following gareeyay Kajol.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment