Dhaqanka somalida cuntada hidaha iyo dhaqanka

Bulsha:- Somalida waxay aad u adeegsadaan bunka iyo cambuulada, iyo daangada siiba bunka waxaa la sameeyaa munaasabadaha diiniga ah sida xuska mowliidka iwm

cambuulada iyadana sidaas oo kale waxay inta badan raacdaa bunka, aduunka waa laga daeegsadaa bunka laakin qaabka soomaalida ay u sameeyaan oo kale looma sameeyo qaxwo ahaan baa loo cabbaa










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment