Sababta Dumarka U Xanaaqaan Galmada Ka dib (Sirta Nolosha )

Bulsha:- Waxaa marqaati ma doonta ah in Kumanaan rag soomaali ah ku wareersan yihiin sababta xaasaskooda u xanaaqaan kulanka sariirta ka dib iyaga oo sameeyay dadaal walba oo qofkaasi lagu qancinayo dhanka sariirta balse  Heegan24 maanta sir ayay idiin haysaa. Badanaa Raga Iyo Dumarka Waxay aad Iskugu Jecelyihiin Oo Isa So dhawasho Xogan ay dareemaan Xiliga ay Socota Kulunka Macaan Ee Sariirta Lakin Marka ay Dhamato Oo Daqiiqada Yar Kaso Wareegata Waxba Dumarka Kuso Siyada xanaaq aan la aqoon.

Baaritaan la sameeyay ayaa Lagu Ogaaday In Dumarka ay Xanaaqan Marka Uu Dhamaato Kulanka Macaan Ee Sariirta Iyago Ciil Iyo Xanaaq Uu Calosha Iyo Qalbiga Ka Galo taas oo ninka uu naf ahaan is waydiiyo sababta.

Waxaa la soo ogaaday in Dumarka Jecelyihiin In ay Iyaga Wax Walba Go,aan Ka Garaan xiliga ay dhamaanayso howsha baashaalka iyo shaqada galmada balse Lama Weydiyo In Kulankaas la soo afmeerayo iyo in kale ee mar buu ninka si sahlan kala baxaa oo ku duldhacaa ama ku dhinac dhacaa.

Ragga kuma soo dhacdo in ay ka hadlaan gabagabada shaqada galmada balse rabitaankooda marka uu idlaado ilnibirsiyo ayaa laga yaabaa in ay ku sii dhex qaboojiyaan howsha shaqada ka dibna si aan filasho lahayn ayay ku soo afmeerantaa ciyaarta.

Habeen walba dumarka galmada hela ama habeena dhaaf waxa ay saacad walba qalbiga iska dhahaan shaqada inta aan la galin ka hor caawa ayaad si fiican u qancaysaa oo laguu dhameestirataa taas ayaana keenta in xanaaqa uu iska joogto noqdo maadaama awooda ragga ay ku idlaato marka malabyarowga aamuso oo biyaha qubo.

Dareenka Ragga waa ku kala duwanyihiin, Balse waxaa jira meelo dhowr ah oo inta badan Ragga ay isaga mid yihiin marka laga hadlayo xaga dareemaha ah, Shabakada Heegan24.net ayaa diyaar ula macamisheeda so booqda si ay uga faa’iideystaan gaar ahaan Gabadhaha waxaan idiin bidhaaminayaa meelaha inta badan ay isaga mid yihiin raga marka dareemaha laga hadlayo,

1­Ugu horeeyn Dhagaha , Dhagaha oo Carabka aad ku salaaxdo marka ay socoto Ciyaarta Sariirta wexey ka qeyb qaadataa in Ninka Ragga ah uu sii laba kacleeyo dareen xoog lehne uu qaado si Hardanka Sariirta korkeeda ah uu ugu Guuleysto, Gabaryahey Ha moogaan in Ninkaaga aad meelahaas ka taabato si aad u dareentid islamarkaane aad u heshid raaxo kugu filan,

2­Bushimaha ama faruuryaha , Bushimaha wexey kamid yihiin meelaha ugu daran ee Ragga iyo dumarkaba ay inta badan Raaxada ka qaataan, waana u muhiim in marka labada qof ay xiliga Baashaalka ku jiraan ay dhuuqmada qeyb ka noqoto si ciyaarta ay jawi fiican islamarkaane ah mid dagan ugu dhamaato,

3­Xabadka , u Gaar ah Gabdhaha, Hadii Gabaryahey Ninkaaga uu Xabadka timo ku leeyahay iyo haduusan ku laheynba waa u muhiim raaxada in aad gacantaada ku salaaxdo hadii ibta nasrka dumarka laga salaaxo ama laga taabto waxay noqoneysa qof dareenkeda uu wadnaha gaaro ayna u macaansato,

4­Xubinta Taranka Xubinta Taranka Ninka marka ay Raaxada socoto isku day in aad Gacantaada ku qabato si Tartiib ah weliba Afka hore meesha wareegga ah, Ugu Danbeyn waa mihim in aad talaboyinkan qaado ka hor kulanka macaan ee sariirta inta aan la guda galin waana talo kugu haboon inad dhinacyo badan ka eegto.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment