Rasmi: Akshay Kumar Iyo Mouni Roy Filimkooda Gold Oo Barito Duubis Lagu Bilaabi Doono

Bulsha:- Ugu danbeyntii atariishada Tv-ga caanka ka aheyd ee Mouni Roy ayaa bilaabi doonto filimkeeda ugu horeeyay ee bollywood-ka waxayna nasiib u yeelatay in filimkeeda koowaad la sameyn doonto Super Star Akshay Kumar.

Mouni Roy oo hori shaaca looga qaaday inuu soo caan bixi doono Salman khan atariisho ka noqan doonto filimka dance-ga ah ee Remo director-ka ka noqan doona halka Salman uu hogaamiye ka yahay.

Laakiin warbaxintaas inta xaqiijinin atariishada Mouny Roy ayaa bari bilaabi doonto duubista filimkeeda koowaad ee bollywood-ka Gold kaaso hogaamiye ka yahay madadaaliyaha koowaad ee bollywood-ka Akki waxaana warbaxintaan shaaca ka qaaday maal giliyaha filimka ee Ritesh Sidhwani .

Filimka Gold oo looga hadlaayo tartanka Olympicada iyo Hinidiya sida saameynta ugu laheyd ciyaarta Hockey-ga inta u dhaxaysay 1948 ilaa 1962 waxaana la sheegay Mouny Roy in filimka Gold ay ku duubi doonto 20 ilaa 25 maal moood waxaa kaloo door muhiim ah ku leh filimka Gold Kunal Kapoor iyo Amit Satdh.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment